Wararkii ugu dambeeyay Xiisad ka taagan Baydhabo iyo cabsi lasoo daristay shacabka

Magaalada Baydhabo ee xarunta KMG maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya waxaa lagu arkayaa ciidamo aad u hubeesan oo kala taabacsan qaar kamid ah Musharaxiinta Madaxweynaha Koonfur Galbeed. Ciidamada ayaa lagu arkayaa qeybo kamid ah magaalada Baydhabo iyaga oo aad u hubeesan , waxaana jirta cabsi laga qabo in ay isku dhacaan ciidamada hubeesan ee kala taabacsan … Continue reading Wararkii ugu dambeeyay Xiisad ka taagan Baydhabo iyo cabsi lasoo daristay shacabka